Make your own free website on Tripod.com

soo.jpg

Kinsi Xaaji Aadan

Fanaanada codka macaan ee Kinsi xaaji aadan

By: Maxamed C/laahi Cali Tiriig

 

Waxaan wax yar ka taatabanaynaan Tariikh nololeedkii fanaanda wayn ee somaliyeed Kinsi Xaaji aadan oo ku magac dheerayd (Caqaarta) kinsi la ma soo koobi karo taariikhdii dhex martay iyada iyo fanka  lakiin waxaan is ku  deyayaa in aan ka soo xogto wax yar

By: Maxamed C/laahi Cali Tiriig

 

 

Fananada wayn ee Kinsi xaaji aadan waxay ku dhalatay waqooyiga somaliya  waxay ka bilowaday iskuulaka magalada hargaysa  Kisn si xaaji aadan Caqaarta waxay bilowday fanka todobataneeyadii fanaanada kinsi xaaji aadan waxay soo waday fanka xili aad u dheer waxay na ka mid ahayd fanaanita aad iyo aad ka loo jecel yahay kinsi waxay bilowday fanka iyadoo yar sid ay fananita qaarkood sameeyaan ba  kinsi heesteedii ugu hareeysay waxay ahayd hestii la oran jira WAJIYAAL IS XASUUTA   oo ku jiray riwaydii la oran jiray  WAJIYAAL IS XASUUTA IYO JACAYL KALA WAALAN  waa riwayadii ay ku so baxday  kinsi xaaji aadan riwaayadaa wixii ka danbeeyey kinsi waxay si joogto ah u sii daba gashay fanka Kinsi waxay ka qayb qadatay riwayado badan Kinsi xaaji Aadan caqaarta waxaa sifiican ugu soo dhaweeyey fanka abawan kii waynaa ee can ka aah  Ahamed saleebaan bide oo ku daray kinsi riwaayado badan  oo ay soo sareen kooxdii can ka ahayd ee Waberi waxaa ka mid aha riwaydaha ay xiliga ka qaygashay oo kinsi Xaaji aadan meel wayn ka ciyaraysay riwaayadii can ka ahayd ee la oran jiray  MASIIBADA ADUUNKA YAA U MACALIN AH  heesta ugu macaanayd riwaydaa amaba ay ku socotay riwayda macnaheedu  ayaya ka qaday qadatay  kinsi xaaji aadan iyo Faduma cali cilmi  (haladhaa) oo isugu jiibinayey  oo haldhaana ay ku metelaysay gabadh dhaqanka meel wayn kaga jirta  Kinsina ay ku metelaysay gabadh casriga la ciyaaraysa hees tuna waxay ahayd 

TAARIIKHDU WAX BAY HEDAA ADUUNKUNA WA HAYAA BSADAA ADUNKUNA WA HAYAA HOGAAN KUNA WAA CASRIGA

NAFTADAN LAMA HAGRADO QAYRKAA KA HAD WAA HABAAR  HERYADAN AAD SIDATIYO HAYLAHAN WA LAGA ILBAXAY  DHALANTA AAD HALAGSATIDE  MAKUU GACAN HADIYAA HANEEDKA MAKUU QABTAA HOBAANTA MA KUU GURAA

 

 Intaa waa inta ya tiri kinsi xaaji aadan tiri 

Haldhan waxay ku jawaabtay sidan

 

HABEENOYO HEBEDKA GEEL HASHAAN MAQASHAYSKA CELINE  HARRTI INTANAY DHALAIN  GILAALI KII BAYHADHAA HANBANA WAA LAYSKU NACAY HIGADAN IGU AFGARO  DHARAARBA NIN KAAN KA HELO HABEE KII KUMA DHAXEE HANTIDU WAY DHANTAHA XISHOOD HODON BAAN KA AHAY XAYIHII BAAN SOO HUWADAY  HABLAHA SOMALIYEED

 

Kinsi xaaji aadan silsilada fanka sifiican bay usii dabagashay waxayna ka qayb qadan jirtay riwaydaha waa wayn sida XISHOOD IYO JACAYL  oo ay iyan door fican ka ciyartay wixii dagalada ka danbeeyey  kinsi xaaji aadan waxay deganayd wadan ka jabuuti waxay ku samaysay riwaydo badan oo ay la samasay kooxo yar yar  kinsi hada waxay joogtaa somalya lakiin dhitaadawa way ee kinsi ay ka cabanaysaa waxaa weeyaan in fan kii uu noqday xabaal timir taal siiba heeseheesii oo ay ka qadan fananii yar yari qurbaxan heesah kinsi xaaji aadan oo lagu soo baxay waxa ka mida  heesta wajiyaal is xasuuta oo gabadh reer itoobiya ah ay ku soo baxaday waxa kale oo qada heesaheeda fanaanda way ee saynab laba dhagaxa iyo fanaani kaleba 

 

KINSI XAAJI AADAN HEESAH AY QAADO

IYO

 ABWAANIN TA U SAMAYSAY

 

 

Heesaha ay qaado Kinsi Xaaji Aadan.


Heesta midhaheeda waxa curiyay Abwaan Tuug Tarabi?
Heestan magaceeda waxa la yidhaa:

Yuuqyuuqsadaa

 

Heestan magaceeda waxa la yidhaa:

Horta yaa abaal gala

 

Heesaha ay qaado Kinsi Xaaji Aadan. 
Heestan magaceeda waxa la yidhaa:

xagay gacalo soo mari

 

Heesaha ay qaado Kinsi Xaaji Aadan.
Heestan magaceeda waxa la yidhaa:

Sida cadho libaax qaba

 

Heesaha ay qaado Kinsi Xaaji Aadan.
Heestan magaceeda waxa la yidhaa:

Markaan idhi u yeedh

 

Heesaha ay qaado Kinsi Xaaji Aadan.
Heestan magaceeda waxa la yidhaa:

ila xidh hoosa

  INTAAS AYAAN KU SOO KOOBAYNAA HEESA AY QAADO KINSI LAKIIN HEESA AY IYADU LAHAY LAKIIN HADA AY FANAAN KALE QAADAN WAXA KA MID AH

DHABTA MIYAAN KU SAARAA  OO AY QADO SAYNBA LABA DHAGAX

WAJIYAAL IS XASUUSTA OO AY QAADO GABADH KALE OO FANAND CUSUB AH

CAASHAQAA MABARAN WELI

MATAN KAAYGII GEED QARIYEE

XAREED LAGUMA WACNAADOO  ABAAR LAMA  XUMADEE  WAXAA QADA  SACAADA ALLEL

SIDA RUCUBKA NAASAHA HADBA SOO RUXAAYO

 

 WAATAA TAARIIKHDII  KINSI XAAJI AADAN FAANOLE FARI KAMA QODNA INTAA MAHA IYOIN UDHOWTOONA TAARIIKHDA YA WADAAGAAN FANKA IYO KINSI XAAJI AADAN WAA KA BADAN TAHAY INTAA MARKA WATAA INTAAN ANIGU YAHAA WII DHEERAADA KU  DARSADA THNX WIIXII QALDAN KASARA  HADA II QABTAAN SUAAL WAAKAAN EMAILAKAYGA

BADHAN6@HOTMAIL.COM    OR CALITIRIIG@AOL.COM