Make your own free website on Tripod.com

soo.jpg

 

Taariikh Nololeedka Maxamed Ahmed Kuluc

Maxamed Ahmed Kuluc

Taariikh dii faneed kii Fanaan  Kuluc

by: Maxamed C/laahi Cali Tiriig

 

Maxamed Ahmed Kuluc wuxuu bilabay fanka isagoo yar waxayna haayd sanadi kii 1954 kii wuxuuna ka bilabay kooxihii fanka ee waqoyiga halkaas oo uu ku soo barbaray garhaan maglada Hargaysa kuluc wuxuu ka mid yahay fananaita canaka ah aad iyo aadkan loo jecelyahay wuxuu ka qayb galay riwaayado iyo barnaamijyo farabadan oo maha wax tiro lagu gaadhi karo wuxuu ka mid aha asaasyaashii fanka  wuxuuna sida ku noqday fanaanka ugu heesaha badan adaba qiyaas nin bilabay 1954 ilaa iyo manta soo waday hada wuxuu ku nolyahay yurub gaar ahaan  Ingiriiska Magalada Landon halkaas oo uu ka dhigo bar maamijyo badan hadan  wuxuu marayaa waqoyiga Amerika halkaas uu uu bar waxa ku kalifay in uu wado fanka wuxuu yiri waxan raba in somalida aan u wado dhaqankooda aana mar walba aan u wado waxaan raba in aanay mar danbe iga xiisa dhicin o oran dhulkayagii baanu waynaye yaan fananaitayadana waayin wuxuu hada riwayada ka wada magalada Atlanta ee gobalka Georga isaga iyo c/laahi sabriye oo aha isna fanan can ah oo ka mid ahaa fanaaniitii Waabeir.

Badhan6@hotmail.com

By: Maxamed C/laahi Cali Tiriig

Wixii ka dhiman wan kuso dari doonaa.