Hordhac
By Maxamed C/laahi Cali Tiriig
 
waxaan taariikhda dadka la yaso halakan ugu soo xusay waa tariikh aad iyo aad u ah muhiim maxaa yeelay waa dad la xaqiray oo ka mid ah somalida aana wax ka du wanayan ku wa xaqiraya waan taariikh qof kasta oo somali ah oo caqli leh ka saran xil in uu raadiyo meeshay ka qaloocdo uuna isku dayo in uu toosiyo.
 
In aan taariikhda raadiyo aan isku dayo in aan  wax ka barto baan isku dayaya somaliyi meelahay ka qaldan tahay waxa ka mid ah  yasida marka waxaan ku dhiiri gelinaya qof kasta oo magaca somaliyeed una jecel somali sidan u jecalahay in uu xil iska saaro oo uu raadiyo taariikhda somaliyeed wax ka qaldan.
 
somali ma mid baa mise waa labo aniga sidaan u arko somali waa mid qabiilkasta ha lahaatee  waan somali mana laha wax kala duwan ee waa isku wada mid mid mid ka sareeye iyo mid mid ka xoog wayan iyo mid mid ka fiican midna ma jiro mid mid ka fiican ma jiro oo wataa 100 ka sono is cunaysay mid mid ka sareeya malaha oo wataa qaxootiga wada ah mid mid ka xoog wayan malaha oo waataa mid u wada taliya la markaan somalifiriyo waxaan u arkaa in ay yihiin dad lumay oo aan lahayan wax raad raaca ama raadiya marka in aan xil isasa saaro oo inteena wax garanaysaa aan gacamaha is qabsano raadinon meeshay nabarada waawayani kaga yaalin somalid waa wax loo bahan yahay  
 
Maxamed c/laahi Cali Tiriig
Badhan6@hotmail.com
 
Make your own free website on Tripod.com