Ra'iisal Wasaaraha DFKMG ah ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geeddi ayaa galabta waxa uu magacaabay 27 Wasiir oo ka
tirsan golaha Wasiirada ee DFKMG ah ee Soomaaliya oo ka kooban 31 Wasiir,iyadoo 4ta Wasiir ee dhimanna dib laga soo magacaabi
doono Wasaaradaha iyo Wasiirada la magacaabay ayaa waxay kala yihiin:
1-Wasaaradda Arrimaha Dibedda Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil
2-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Cumar Maxamed Maxamuud (Filish)
3-Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta Yuusuf Axmed Maxamed
4-Wasaaradda Beeraha Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud)
5-Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Cali Axmed Jaamac (Jangali)
6-Wasaaradda Caafimaadka Cabdicasiis Sh.Yuusuf
7-Wasaaradda Dalxiiska iyo ilaalinta Deegaanka Maxamed Maxamuud Xayd
8-Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Cabdalla Deeroow Isaaq
9-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Maxamed Warsame Cali
10-Wasaaradda Dib u Dhiska iyo Dib u Dejinta Barre Aadan Shire ( Hiiraale)
11-Wasaaradda Gaashaan dhigga Cabdiraxmaan Maxamuud Cali
12-Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cali Ismaaciil Cabdi Giir
13-Wasaaradda Ganacsiga Muuse Suudi Yalaxoow
14-Wasaaradda Garsoorka Sh.Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)
15-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta Cusmaan Xasan Cali (Caato)
16-Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare Xuseen Maxamuud Sh.Xuseen
17-Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Daryeelka Qoyska Fawsiya Maxamed Shiikh
18-Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Xuseen Ceelaabe Faahiye
19-Wasaaradda Dhaqan celinta iyo Tababarada Maleeshiyooyinka Maxamed Bootaan
20-Wasaaradda Iskaashiga Gobolka Ismaaciil M.Hurre Buubaa
21-Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Xasan Abshir Faarax
22-Wasaaradda Maaliyadda Saalim Caliyow Ibrow
23-Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdirisaaq Cusmaan Xasan
24-Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Ibraahim Aadan Xasan
25-Wasaaradda Warfaafinta Cali Faqi
26-Wasaaradda Warshadaha Cabdi Maxamed Tarrax
27-Wasaaradda Waxbarashada Cali Cabdullaahi Cosoble
F.G: Afarta Wasiir ee Dhimman dib ayaa laga soo magacaabayaa .