Make your own free website on Tripod.com

Taariikhda

Taariikhda Qaadka
Home | Taariikhda Migaha | Taariikhda Dowladaha Somaliya | Taariikhda Gobolka Sanaag | Taariikhda Siyaasiyiinta | Taariikhda dadka muhiinka ah | Taakhiida Sports ka somalia | Taariikhda Qaadka | Taariikhda Abwanada | Taariikhda Fananad | Taariikhda Personal Computers

By: Maxamed C/laahi Cali Tiriig
 
Hordhac''
 
Waxaa soo qoray aniga oo ah maxamed waxaan ka soo xigtay caalim soomaliyeed oo aad iyo aad ugu dhaba galay tariikhda Qaadka iyo Faaiidadiisa iyo Khasarihiisa waxay ahayd muxaadiro aad iyo aad u dheer lakiin waxaan ka soo qaday oo aan ka qorayaa inta muhiimka ah si  aan dadku ugu caajisin akhriskeeda.
 
 
 

By: Maxamed C/laahi Cali Tiriig
 
  Qaadku xaguu ka bilaabmay? sida lagu hayo taariikhda qaadka waxaa uu qaadku ka soo ulkumay ama ka soo jeeda waa Afrika weli Afrikada bari, waxaan hada halkan ku soo qadanaynaa dad ka qoray bawaag iyo dad cilmi baadhisba ka raadshay qaadka. waxaa jiray nin qora ahaa  oo  magaciisa la oran jiray (Najiib Samarqandi ) xasuusan oo ka qoray buug Qaadka iyo Bunka,
nin kaasi wuxuu leeyahay waa geed ka baxa (Kilwa) kilwa waxaa waa gii hore loo yaqanay wadanka maanta la yiraahdo Kenya. waa geed ka baxa meeshaas buu yiri oo loo adeegsado fir fir coonida iyo dawada walaaca waxakale oo ay ku dawan jireen buu yiri walida. isagaa keena lakin dadku waxa jira wax badan oo ay daawo u haystaan keenase cudurkay dawadiisa moodayaan,
Waxaa jiray nin isaguna qoraa haa oo noolaa 1249-1342kii oo layirahado (Ibnul Fadlulaahi al caamiriyi) wuxuu qoray buug magaciisa layiraahdo (Masalisil Afsaar) waa mudo laga jooga todoba qarni oo dhowdhow, wuxuu leeyahay Qaadku waa Geed Xabashiyeed oo ka baxa wadan kooda oo caleentiisa jil jilicsan la cuno waa geed ku kordhinay famada waa geed kaa gooynaya galmada dumarka oo aadna u hamadoonay naagta cunada, cabida intaasba waa kaa goanaya , wuxuleeyahay geedkaa waxaa cuna dadka dhan lakiin waxaa aad u cuna dadka isku buuqsan iyo dadka sadcaalaya waa keed aadan sexanay markaad cunto waxay u jelcel yihiin buyir qaadka sida hindiu u jeceshay mandooliyanaka,
wuxuu leeyahay ninkan waxay culimadan la sheekaystay ii sheegeen in nin xabashi ah oo muslin ah uu shaqo u raadsaday Boqorka yamaneed markaas baa bqorkii ku yiri war waxan raba inaad ii keento geedjan qaadka oo aad ku beerto wadan kayga taasi waxay ina tusaysaa in qaad ku uu Somaliya iyo Itoobiya ka galay Yaman markaas ba nin ku xabashiyeed geedkii raadshay oo ku beeray wadan kii markaab baa boqorkii waydiiyey oo yiri bal geedka wax iiga sheeg wuxuu yiri waxaa geed  kaa fogaynaya naagta galamdeeda cunid iyo cabadaba markaas baa boqorkii yiri war iaga kaxay raaxo aan sadexda ahayan oo aduunka jirta ama jirtee labadan qoraal ee ah cabarta waxay ka waramayaa qarnigii sadex iyo tobnaad oo uu midna ka warmayo (Kilwa) midana ka waramayo Yaman taas aan halkaak aan ku dhaafno.
waxaa jira buuga aduunka ugu wayne ee ka waram qaadka buugan magaciisa waxa layirahdadaa (Giifka ama jiifka ) wuxuu ka waramyaa 1344 kii waa buug ka sheekeeya Boqoradii xabashida waan buug xabashiyeed wuxuu leeyahay buugani boqrkii xiligaa xukumayey dhulka xabashida baa waxaa jirtay in ay mark soo sareed dadkii uu xukumayey kacdoon ay kaga soo horjeeda boqorka gaar ahan waxaa kacdoonku ka soo jeeday magalo magaceeda la oran jiray (Maracade) waxaan degan dad muslimiin ah markaa si uu dadkii isakaga celiyo meesha kaga kacay buu boqorkii u beeray keedkan qaadka ah markay cuneen waa murqaameen kabacdina dhibtii waa dhaafeen markaa wuxuu u noqday wax uu dadka isakaga mashquuliyo. waxaa jiray (Sabrudiin Boqortooyadisii ) oo xukumi jiray (ifaas) ifaas waa Jubitidii hore wuxuu ahaa nin muslin ah wuxuu jebiyey boqorkii xabashida ee xiligaa markaa wuxuu isagu ka dhaxalay qaadkii cunidisii oo uu ku bahiyey dhulkii oo dhan.
marka buugan waxa uu qorayaa in waqtigaa la cuni jiray.
waxaa jiray nin kii isala la oran jiray (Al maqriibi) oo aah qorayadii wax ka qoray qaadka wax kale ee uu wax ka qari jiray ninkani taariikha boqordii muslimiinta ahaa ee xukumi jiray ardul xabas wuxuuleeyahay ninkan magalada (Saylac) waxa jiray geed ay dadku cuni jireen hada waa qarnigii 13 wuxuu leeyahay
waxaay u cuni jireen fahamado oo uu kordhiyo soo jeed cunida iyo cabada oo yaraata wuxuu yiri waa geed caleentiisu u soo egtahay tan (liinta) oo kale oo ay caleenta ka cunaan.
waxa ajiray isana (Maxmed Albayruuri) oo isaguna qaadka wax ka sheegay inkastuu ka hadalayey (afgaanisataan iyo dhulka isaga wuxuu ka sheega wax soo shaac baxay may noqon.
Taariikhaha ka waramaya Qadaadka waxaa ka mid ah shiikh mahadhabak shaaficiyada macruufka haa  (Axmed ibnu maxamed ibnul Xajar al haydami ) wuxuu leeyahay Abuu Bakar baa wuxuu ii soo sheegay in qaadku dadka ka murqaamiyo markay cunaan uu soo xasuusiyo wax yaabo ay waa hore ilaabeen marka uu mirqaanku ka baxan uu qofkii walac iyo war war la soo dersayo waxa kale oo uu sameeyaa buu yiri in manida raga ay  soo raacdo kaadida Abuu Bakar baa sidaa ku soo yiri oo yir waa geed kagu cawreeyay Mulimiintii joogtay Yaman, culima badan oo meesha joogtaan wuxuu yiri waxay u arkaan in uu yahay Xaraan.
intaas aan kaaga dhaafno tarikhda mulimiintu ka qortay, tan kalena waatan,
 waxaa jiray boqorkii la oran jiray (borkii shanad) ee ka talinayey (Denmark) in uu diray lix aqoon yahay oo uu udiray Carabaha si ay u soo badhaan Dhirta iyo daawoyinka caraba waxaa ka mid haa ragaa nin la oran jiray magaciisa (bitar foshakal) wuxuu u dhashay wadanaka (Iswidhan) wuxuu ku dhashay magalo la yirahdo (kalmar) 1733 gii waa ninka bixiyie sintifig namka maanta loo yaqaan Qaadka waa aqoonyahaka caanka ah ee reer galbeed ee ka hadlay qaadka ama baaritaan ku sameeyay. waxaa la socday nin kale oo aha (german)oo la oran jiray (Kaaras talniigu) labada nin shan nin oo ay ka tirsan yihiin baa is racay  waxay ahayd 1761 kii markay tageen caraba ragii la diray badan koodii way dhinteen oo lariyaa ku dhacday waxaa ka soo bad baaday nin  kaas oo soo maray wabigan la yiraahdo (tigar) ee soo mara ciraaq iyo falastiin markaa qoraal uu sameey 1792 gii nin kaasi buu leeyay waxaa ka mid ha dhirtaanu ku soo aragna cabaha geed ka baxa bunka dhexdiisa  waxaan dadku cunaan aad waxay dadkaasi rumaysan yihiin in uu geedkani difaaco cudurada lays qaad siiyo waa war kii lagu yiri.
waxaa ka mid haa dadkii wax ka qoray wax nin u ahayan jiray dhakhtar boqorkii Masar xukumi jiray oo magaciisa la orna jiray Maxamed cali )  waxaa dhakhtarkan la oran jiray (Dolbota) wuxuu u dhashay wadanka Farnsiiska waxa jiray buug cilmi baadhisee oo 1841kii soo baxay oo uu wax ku qoray ninkaasi wuxuu yiri waxaa jira geed ka baxa yaman oo dheer waa geed iibkiisu qali yahay waxa laga soo qada meel la yiraahdo (ticis) markuu soo fogadaba sicirkiisu waa sii kordhaa. wuxuu yiri nin kani ni layirahdo(Shiikh xasan) oo ii qalay wan markaa qaadna isiiyey oo i baray intaan joogayan ii soo qadi jira wax la leeyahay ninkan faransiiska hi in uu aya sakhraan markaa uu u sii boga qaadkii  xitaa wuxuu leeyahay markaan ka soo dhoofay cadan waxa iga soo daba diri jiray nin kii.
waxaa jiray isagun nin kale oo wax ka sheegay qaadka oo la oran jiray (Rijad batadh) wuxu aha nin Ingiriis ah wuxuu bartay caribagi wuxuuna ka bartay wadnak masar iyo diinta isalaamka isagoo wada sheeganay ayuu wuxuu tegay kacbada wuxuu yiri wada ban ahay kabacid wuxuu wax ka qoray kacbad aiyo siday mulimiintu ku yihiin oo uu u soo gudbiyey galadii xiliga joogtay ninkaan ayaa markii danbe tegay (Somaliya) isagoo sheeganay (shiikh Cabdalle ) waxaa layir markaa iyado wada la moodyaa malin tii danbe nin karya isagoo kaad jaya mise waa (buurya qab odaygu) wadnimadiisa mooyaane maka wuxuu tagay ilaa (Haraar) oo ahayd meel laga mamnuucay in galadu soo gasho 1854 kii in kastoo uu isagu tegay isagoo sheeganaya Shiikh Cabdalle wuxuu ka soo diray war bixin uu leeyahay wa magalo yar oo dadka qaad ka cuna ay yihiin dadk sare ee maxada ah iyo dadka culimada la yirahdo (awliyada) wuxuu yiriintay tumaan qadka bay biyo ku daran kabacdi way cunaan, galamada wa yareeyaa cunida wa yareeya cabada sido kale wuxuu reer Hereer waa cuni jireen qaadka sidaran  weliba wuxuu ku daray oo yiri gelinka danbena waxay ka danbaysiin jireen mid kuli oo ay cabaan wuxuu ka waday Qamriga bay cabi jireen lakiin u malayn mayo in culamadi muslimiint ahayd ay cabi jireen qamriga.
 
waxa jiray (Ahmed Rashaad) oo u dhashay wadanka (turkiga ) waa ninkii ugu fiicanaa oo ka keenay qaadkii xiligaa wuxuu yiri
qaadka yaman yaal wuxuu u kal baxaa sadex nooqo waa mid aad iyo aad u Daran hada cunto walina aad ku dhanayso,
iyo nooc u dhibma qamriga layiraado (raakiga)
iyo mid ka soo awood yar labadaa.
wuxuu leeyahay ninka kuuliga ahi hadu inyar helo qayb buu siisna jiray qaadka , sida Somalida maanta u cunto oo kale
wuxu kaloo leeyahay waxaa jiray dhulkan dadku ku qayilaan qaarkood dhul sheegan oo la aado oo la soo dhigo biyo iyo wixii la mid ah waxaan joogi jiray da u adeegayao dadka qadka cunay oo mesha fadhiya. inta badan waxaa la biaaba cunda duhuka wax lookaca salda casar kabacdi lagu soo noqdaa waxan lagu gara ilaa sacad danbe sida Somaliya loo ga cuno maanta  waa mudo lag ajooga hada 100 sano wuxuu leeyahay waxjiray awr aad u dheeraysa oo la soo saaro qadka oo meesh ala keeno lagu buuqo sidii dagal ka dhacay oo kale wxaa iyam iman jiray meelaha lagu cunayo dadka heesa, tibikil sida somalidu u cunto waaye maanta.
waxa jiray ninla oran jiray isan Maxamed Mukhtaar) oo muslin ah oo ka so waramay Magalada Herer wuxuu yiri  hadii herer nin qaad ku qado oo uu taajir yaha wuxuu kugu siinayaa caano  lakiin hadi mid jeeb yari ku qado waxay kug siinayaan biyo, sidaa kale oo laagu cuni kiray Herer qaadka wax ka mid hayd buu yiri in intaan la qaniin la qadi jiray qasiidooyin Nemib aamn ah  kabcdi la qaybin jiray cabaar maka la cuno oo ilaa salada cishe lagaaro ba misna sidii di leg la samayan jiray. sidaa baa loo waday qaadka cunidiisa,
(itar Miraab) ahaa qoraan wuxuu yiri Xabashidu sida ay ku yiniin reer Hereer kuamay ahaydn qaadka waxa jiray kuwa aan afkooda gelin jirin oo ka yaq yaqsoon jiray waxayan u haysteen in uu yahay jini muslimiintu cunaan waxaa jirtay buu yiri hadii islaamaha xabashida jini ku ku dhaco inay oran jireen ha lo radiyo cunadii mulimiinta iyada ka saaraysee  waa dadkan saarku ku dhaco markaas baa qaadka loo karin jiray buu yiri oo ay ku ladnaan jiray qaadku sidiisaba wuxuu dejiyaa dhiiga markaa markay ku degan bay oran jireen waakaa jinkii muslinku ka baxay.
bal hada somaliya iyo dhulkeena bal aan eego siduu yahay.
waxaa jirtay Bariga Africa dowaldi hii gumaysanayey ee ahaa (ingiriska faransiiska iyo talyaaniga ) ianay 1935 isku dayeen inay joojiyaan qaadka waxaa ka diiday itoobiya marlabaad bay soo celiyeen 1947 kii kaas oo ah in dadka qaad ka keenaan dad haysta liisan. xaaji warabe wuxuuleeyahay waxan soo gaaray hargaysa oo 13 nin ka cunto qaadka oo u haysata lisan ay ku cunaan, hadan 1952 buu ingiriisku mamanuucay oo aad iyo aad uu uga mabnuuay xitaa gaadhiga qaadka sida iyo qofka la socdaba wuxuu ku ridi jiray bada. dadkii gobanimadoonka aha iyo dadkii qaad doonka aha ba israacay oo leh inguriisku wuxuu raba in aanu qamriga cabno marii la cadiyaey ingiriiska wuu bufay sadex sano ka dib. marki danbena wxuu ka mamnuucay Kenya inuu ka soo galao qaadku Somaliya oo xitaa markii xornimada ay qaateen reer kenya  uma soo furin qaadka waqoyiga waxaa dib loo fasaxay 1973.
 
taasi waa tariikhdii qaadka mid hore iyo mida maantaba bal hadaba aan galo.
muxuu yahay qaadku?  waxa ugu badan ee maanta dhibta Somalida ku haya waxa weeyey in aan loo arkayan in uu yahay qaadku dhib iyo daraag.
 
sida la sheegayaan waxa la leeyahay qaadka cunidiisu waxay ka horaysay cabda coffee ka.
 
(Fulikideers ) ninka magacaa leh baa isku dayey inuu ka raadiyo  Cafiin inay ku jirto qaadka markaa wu ka wayey waxaa hadan iku (Giloof ) iyo Fulideris iyagoo is adeegsanaya waxana soo heleen (Coofeen) waxay ku magcaabeen Coofeen (istakiman  oo joornaalnaal ku qoray 1913 wuxuleyahy waa helay maadan ) (walfis isan wuxuu  leeyahay 1930 kii baanhelay maadan coofeenka inay ku jirto qaadka  ) (Farisa iyo Moy iyana waxay shegayan inay 1957 kii heelan madan ) (linkar vil iyo denis man iyana 1960) bay sheegayan intaas oo culimaba waxay sheegaan inay ka helaan
lakiin ninak la layehay wuxu soo saray kimikadan waa nin (wolfis) wa anika  sooraya mada ugu khatarsan waan tan ugu khatarsan.
rag baa jiray iyan lahaa waxban hayan oo ka badan coofeenka oo ku jira qaadak  inkasta oo aan macano waayan iyo cadan wayan soo sarian xiliga wax araga ka mid ahaa.
  • furiki 1941
  • birle 1962 gii
  • firbal iyo bulie 1963

waxaa jirtay in United Nation ku sameeyan maado cilmi baadhis ah oo qaadka ah oo ay jamacado badan ku sameeyan waxaa laga helay maado aad uga sii khatarsan coofiinka (casiloon) waxay hayd xilaagsi 1975 kii.

hadan 1978 (sharton iyo istanbel) aysoo  sray kimilaistargshanka y leedahay maadan kaarsiloon.

Maxaa marka loo heli wayey maadan ka khatarsan ku wii hore waa gii hore, maqaadka dadka oo diya. Waa maya ee waxa weeyey waa gii horeba culimaad ku ku  soo sheegayan waxay sheeggeen in wax badani ku jirto lakiin aanay cadan karanay, waxaan taa keenay waxaan badan la heli jirin qaadka oocaleentiisu tahay doog ama aad u qoyan tahay iyo qalabka xiliga la isticmalai jiray oo aan la powar ahayan kay ku helin kimikalkan waxay u isticmalain qabka la yirahdo (lcg) iyo kuwa keliba waxay fudaydiyeen in baaristiisa meel fiican laga gaaro.

Maada kaasiroonka baa waxay ahad dhibteedu 48 sacadd ah hadii uu gaaro in ay isku badasho cofiin waana wuxuu murqaankiisu u yaradaa waa waxa qaad walagu ula ordaa waxay kaloo isku bedesha hadii ay aragto wax ligydh ah waata marka qaadak uu hilaacu qabto uu kubta way kabaxda amarka wax ka mid ah iyana roobka oo marka roob helo way ka baxdaa iyo hawada waata iyana lagu duubaa caleenta muuska iyo geeda marka ay leeyihiin qadka farihii baa ka batay oo waa baraxay wax kale mahee waa hawada waxan  kabaxaysa kimikalkii ku jiray.

waxaa ay kiimikadan keenayaa in ay qofka kicso waxaa jira qanjidho ay kicnayso oo aadoo aan dagal ku jiran uu jirkaagii dagaal ku jiro, waxaad arkaysaa nin qayliaya oo indhuhu soo baxeen waxaas waxa kenaysa maadna kaalsiyamka ah ee ku jirta qaadka.

waxay baadheen 22 nooc oo qad ah mid walba waxay tijiibyeen wax ku jir, 100gm waxa ku jira 36ml/gm oo kaalsiyam ah iyo 120gm oo ah coofiin iyo 8lm oo ah nasadariiin waxaa soo ray dad baadhay 1987 kii.

waxay leeyihiin hada rabto murqaan aad ah jirkaagu wuxu u bahan yahay halkii kilo ee jirkaaga ka mid ihiba waxay u bahan tahay .8ml kaalsiyam ah baad u baan han tahay.

Tusale ahaan hada tahay 70 klg  waxaad u baxanaysaa 56mm/g kaalsiyan ah baad u ban ahtay, 56mm/g xagaad ka heli karta waxaad kalsiyam ah 150gm oo qaad ah markaad intaa cunto waad murqamaysa sida ula socda.

daraaka sidiisaba waxaad aragtaa dadka qaarkood markay cuana qayb ka mid ha waxaad arakaysaa dad badan oo gidarada seexseexda iyo kuwa kacao oo ay siiso energy sida coocona weed ka ama marawanada, qaad kuan sida buu ka dhiga dadka qaarkii waxan ku tusaysa inuu daraag ka mid ah kuwaas yahay, waxaa jirtay ina wagii hore coocalada qaarkood lagu dari jiray (Coociin) oo ah darag markii danbe ee la ogaday ba la mumnuucay ila gu soodaro maxayeelay umadu aad bay u cabi jiraytay kookaha.

waxaa jiray maado uu sooray nin la yirahdo (Abalnal) oo aha garmal maadanuan waxa weeyey (faytamiinka) waa maado lagu isticmaalo in alaabka waxa lagu dawayn jiray dadka uu kudhado Hurdo qof isak dhacay siduu u socdo oo soconayo markaa baa dadkii. iyo waxay dadni ka yaranay jirtay dadka cunid amarka dawadan uu ninkan soo helay waxay la u egtay sadexan bahal ee ku jira qaadka.

  • Fadariinka
  • kaasiinka
  • kaalsiloonta

sadexdaa iyo dawadiisu waa is shabahaan kimikalistagshankeeduna waa is shabanaan. waxay leeyihiin, dawadan waxay kenata cajis marku cuna waa sidi qadarida qaadak waxa kle oo ay kenantaa in dadku kumamaan, sida qaada dadka barta oo kale wax yabo badan oo qaadka lamaid ah bay keentaa sida dajinga dhiiga, waxay dejisa maskaxada iwm.

taasi waxay ku tusaysaa in dadka qaarkii ay isticmaaleen kimikalka ku jiray oo ay u isticmaaleen faytamiin ay cudarada qayb ku daweeyaan. qaas ahaan Jarmalka aya aad u isticalamay qaadak kimikal kiisa oo sooray dawayin ay ka soo sareen qaadka.

maada kaasiloonta  huur waxay ku qorat 1980 inay tahay kaasiloontu inay tahay muqadiraka wayn meel.

koofiinkan 1971 waxay ku dareen ianay tahay daraaga qaybta sadexad.

laba maado oo labaduaba qaadak ku jiraan baa midna qoran tahay daraag nuabar one midan tahay daraag nabar tuu marka la kala dhig dhigo daraaga.

maraykan kan mada la yiraahdo Kaalsiyunka waxay ugu jirtaa guruub one.

Maada markaalsiyoon oo lamid ah kaasiloon tii laabka lag u sameey oo ay iagu leeyihiin wa amacmacl la isticmaali karo oo fudud. oo ay iyan tahay daraag numbar one.

taasi waxay ku tusinaysaan in uu yahay qaadku in uu yahay daraga aduunaka uga sareeya weliba qaarkii uu yahay (khatar).

laba jaamacadoo baa waxay isku dayeen inay is dhinaca dhigaan kaalsiyan ay mac macl ku soo sameeyan iyo tan qaadak marka waxay dad siiyeen qaad dadna waxay siiyeen kaalsiyam, waxay yirahdeen mintak 127 markaas bay kacda kaalsiynka qaadku markaas buu murqaamaa, markaa qaadka sagaal  kadib way kabaxdaa.

labadii maado ee kale ee kal haa kaafiinka iyo neerafadarinku waxay ku jirtaa  maalmo, waxay leeyihiin sadex saacadood marku fadhiyo bay kacadaa kaafiintu, neerafadariinkuna waxay jirkiisa gashaa markuu fadhiyo 200 oomint , 4 saacood marku fadhiyo baa dhiigiisu kacaa qoka , waxay kaloo leeyihiin waxa wadnihiisu ugu garaac badan yaha 114 mint buu kan hoose iyo kn sareba aad u garacmaa.  

Intaas oo dhib ha buu  ku sameeyaa qofka cunay iyo weliba in kale oo aan la sheegin.

 waxa ku jirta kiimikalka lagu magdiyo haraga, waxa ku jirta maantarishan oo keenta afak iyo carabka oo googa xitaa xiidmaha wax heesha oo aanay xiidmuhu cunada nuugi karin.

 

halka faa iido oo la yir waa lag halay qaadka ama wuu u fican yahay nin layiraahdo (Liinfaysar) oo ah Pof. ingiriis ah baa jiratay waraaq uu soo bandhigay oo u leeyahay maado ku jirta qaadak weli ba ka kaasiinka qaybku jirta  waxay ka qayb qadtaa laba wax oo ha manida ragu waxay u bahanatay waqti ay ku gaadho bisalyka ay wax samayan lahayd isdaymku wuxuu leeyahay fooyiayda yar oo marka uu xigaa gaaro uu tuuro xal xabo baa ka dhacda oo daloolisa ukunta, ukuntu waxaa uu leeyahay gal markaa galakaas buu gala oo ka dilaciyaa, wadhacay samayntii, ninkan wuxu leyahay waxan ku tijabinay jir marka waxya taasi cawain kartaa dadkan sida dadk qayb  ba jirta aanay gaarin xiliguu soo dhicilahaa kuwaas buu cawain kara lakiin wuxuu leyahy maah inaad wax badan ka cunto.

isku soo wada duuboo qaad waa qurun iyo qashaabiir waa qamri qarsoon waa qiima dile waa qalad saxe waa qasaaraha reerka waa qoraxa nafta waa waxaad arkaysaan waxan halakan ku qoray waxba maha waxa ka badan halmr oo aad eegto qof sita ama cunay aoo aad qiyasto wofkaas siduu yahay, ama sida uu noqdo markuu cuno, aniga maxamed ahaan waan jecalahay qaadak lakiin ma cuno waxan jecalahay mark ragu isku yimaadan oo ay cunayaan oo ay sheekayanay waxan weligay ka xigan jiray sheekoyinka raga qadka cunay amaxayeel wax yaabo badan oo qofkaasi aanu ka sheeyan markaanu qaylin sanay buu ka shekayanay qaadka, al xaasil waa kaa tariikhdii qaadku waxaan aan mahad uga celinayaa Shiikh (Mustafe Xaaji Ismaaciil ) oo aah nin cilmi Diineed iyo mid mutacalimnimaba leh  oo aan aad uga halay siduu taariikhda u sheegay baa   muxadiradan soo diyaariyey waxaan ka qoray cajil inkasta oo aan ka tegay waxyaabo badan hadan waxan isku dayey in aan ku sameeyo naqtiin, waxaana laga yaba in waxyaabo qalad ah ku jiraan hada ku aragtaan ii soosheega an so saxayee.

Badhan6@hotmail.com

 

 

 

 

 

 
 
 
  
 
 

qaad.jpg

Suugaan VS Qaad
 
Gabayada Qaadka
 
 
Noocyada Qaadku U kala Baxo
 
 

DADAR: Dadartu waxay ka mid tahay noocyada ugu caansan qaadka, waxay ka baxaa waddanka Ethiopia iyo Yemen. Waxay xidhmadiisu le’eg tahay ilaa 50 laamood oo yar yar iyo waaweyn isugu jira, waaweyn wuxuu noqon karaa ilaa 20 qori oo waxa la yidhaahdaa, laamo inta yar yarna waxa la yidhaahdaa Guush. Waxa laga cunaa Ethiopia, Yemen, Somalia iyo Somaliland inteeda badan, siiba goboladda Hargeysa, Berbera, Burco, Laascaanood iyo Ceerigaabo iyo dhammaan degmooyinkooda iyo tuulooyinkooda. Waa nooc aad u darran (murqaan waalan) oo qofka cunaa uu la kulmayo hurdo yaraan iyo cadho badan. Dadar waxa la cunaa curubta caleenta inta jilicsan ee baarka ah, caleemaha waaweyn ee adkaada waa la qubaa oo waxa la yidhaahdaa Garaabo. Wuxu ugu fiican yahay cunidiisu maalinta uu cusub yahay, haddii uu labo habeen dhaafo wuxuu noqdaa Baarixi oo waa la daadiyaa ama xoolaha ayaa la siiyaa, mar marka qaarkoodna sida ka dhacda magaalooyinka waaweyn, qaadka habeenkii soo hadha waxa loo gudbiyaa magaalooyinka yar yare aanu qaadku maalintii gaadhin si loo Baarixi tiro. Waxa dadarta cunidiisu ugu fiican tahay inta u dhexaysa 1:00 duhurnimo ilaa 6.00 fiidnimo, sidaasi laajigeed habeenkii aad looma cuno.         

Qaad Hereri ah

HERERI: Hererigu waa nooc ka mid ah qaybaha qaadku u kala baxo. Waa geed dherer ahaan ka weyn ama ka dheer geedka Dadarta, wuuna ka caleen bal balaadhan yahay, xidhmo ahaana wuu ka weyn yahay dadarta. Hererigu waa geed aan dheecaan badan lahayn, oo caleen qadhaadh . Xagga murqaanka wuu ka mirqaan yar yahay dadarta waanu ka qabow yahay. Dadka sida ba’an u cuna Hereriga waxay yidhaahdaan wuxuu u daran yahay afka. qofka cuna ilig ku yeedhi maayo.

Hererigu wuu ka adag yahay dadarta caleen ahaan, sidaasi awgeed kuma gelayo taraag dheer oo loogu qaado meelo uu dhawr habeen u sii dhaxayo, culays ahaana wuu ka culus yahay dadarta, cuf ahaana wuu uga weyn yahay.

Hererigu wuu ka adkaysan badan yahay dadarta, wuxuu ooli karaa ilaa saddex ama afar casho haddii meel qabow oo hadh qabow oo biyo leh la dhigo, milicda iyo neecawdana laga ilaaliyo, sidoo kalena aan la huurin oo dhididka laga dhawro. Qofka hereriga cunaa wuxuu cuni karaa curubta caleenta oo keliya, (baarka caleenta ee jilicsan) wuxuu leeyahay hererigu caleen waaweyn oo garaabo ah lamana cuno. Waxa lagu cabiraa xidhmadiisa habka halbeegga, waxa ugu weyn hab cabirkiisa kiiloo, waxa ku xiga badh, waxa ku xiga saddex-meelood waxaana ugu danbeeya afar-meelood. Mijinta dadarta ahi waxay u dhigan taa saddex-meeloodka hereriga ah, halka afar-meeloodka hereriga ahina ay u dhiganto caqaarta dadarta ah.

Miroo

MIIROO: Miiroogu waa qaad aad u yar yar oo xidhmadiisu le’eg tahay Cii-caqaarta dadarta, halka marduufkiisu le’eg yahay mijinta dadarta ah, waxaana xidhmadiisa la yidhaahdaa Uurbeyto, Mijin iyo Marduuf. Miiroogu waa qaad aad u kulul oo ka murqaan badan qaadka kale oo dhan. Waxa la cunaa diirka qoryaha oo keliya, halka caleentiisa iyo garaabadiisaba la daadiyo, waxa celeentiisa laga qaadaa dibiro, sidaasi awgeed waxa la cunaa curubta qoyan ee laamaha xaggooda hore iyo diirka laamaha. Markaa waa qaad murqaan badan qofka cunaana cirkaa ayuu isku shareeraa marka uu qayilaayo murqaan dartii. Badanaa miirooga waxa lagu cunaa waddanka Kenya oo uu ka baxo, Soomaaliya iyo waddamada Yurub sida Netherlands (Holland) iyo United Kingdom (England) oo la keeno.

 

maxanew.jpg
By Maxamed C/laahi Cali Tiriig
 
buuga.gifSaxiix buuga martida