|
Waxa laga hayo Taariikhda Sanaag
 |
 |
 |
 |
| Timirtii Gelgela-Sanaag |
Fardo ka cabey ceelkii Dhahar/Sanaag |
Geelii buurta Calmadow/sanaag |
Beeraley Gelgela-sanag |

masjidka badhan sanaag
http://tiriig.tripod.com/calitiriigsawirada
Early Arab traders referred to the country as the Land of Milk and
Myrrh, from the Somali custom of welcoming strangers with a drink of milk, and burning myrrh, the resin of a thorn tree, to
release its perfume. The people were nomadic animal herders, and the modern name comes from soo mal, the Somali word for
milking. There is another type of crop which can be brought under the head of agriculture, and that is gum. For centuries
Puntland (Northeast Somalia) been known as a gum-producing area. The trees which produce the scented gums, frankincense and
myrrh grow mostly in the eastern part of the Protectorate, but the Acacia Verek, from which comes the gum Arabic, grows more
or less all over the Protectorate. At the present time, it is only the scented gum which is produced and exported to any extent.
Both production and marketing are carried out in the most primitive method, with the consequence that the producer gets the
minimum of profit for his labor, but with the individualistic Somali co-operative marketing is alien to his mind, The
gum-producing trees grow on the sterile hills near the coast in the Sanaag and Bari regions. In this districts there also
grows a tree known in Somali as " damask," a species of willow which is valuable for house- and boat-building purposes. It
grows along the banks of the " tugs " or dry water-courses which in the rainy season drain the interior. We also have six
different frankincense Maydi, Adaad, Beeyo,Malmal Murre,Murkud,Falahfalah and different Myrrh lowest prices in the world guarantee.
Free samples or a free estimate,you can send me E-mail.
gabaygan waxaa tiriyey alla ha u naxariistee
marxuum cali maax oo ahaa nin mashriq iyo maqrib laga yaqaanay wadanka somalia guud ahaan waa ninka ay dhex martay sheekadii
jacaylka ahayd ee la magac baxday Cawrla iyo Cali maax.gabaygan wuxuu kaga hadalaya kaluunka iyo faaidadiisa.
waxaan
ka helay web page kale aad baana u jeclaystey una dooney inaan idinla qaybsado.
Marxuumka alaha naxariis haka waraabshee
wuxuu yidhi:
Kalluunkeenu waa sacoobaanka iyo,soddon kun jaade Seerseer macaanow Tebediinku waa, ugu sarreeyaaye
Oo sallalaahu Nebigii ayaa, seef ku gowracaye
Saxal iyo abaar kuma kacdiyo, sama kaliileede Ma saanyado col
duulaa hadduu, sarida kuu deexan Saxar cuduri saymaha adduun, abid ma saysaansho
Ninkiise saansaanyaha yaqaan
iyo badaha saamkooda Oo subaxdii horeetaba kacoo, seebka taranteersha Waa sahay daleelaha u taal, saacad dabadeede
Nin saboola iyo maalqabeen baa,sadho dhextaallaaye Waxse loo simay waa kalluun, sebi un baa mooge Waxa uu
nafaqo siinayaa, jiidh solmoo tegaye
Badda Saylac Saaxiyo Berbera, tan iyo Seyhaaba Waxa sare iyo hoos ku jira,
waa sareedada'e Soomaali baan garan intay, silic ku noolayde.
beer qaboojiye.
Waxaa rabaa in soo radiyo Taariikhdii Dhex martay
Cali Maax iyo Cawrala Bare
Casarkii hadan sarar cus baleh kugu cashaysiiyo
oo ama dhulan culay caano kuug siiyo
waa caafimaad rage hadan cagaha kuu duugo
oo aadan caloosha igu hayan caliyow yeelkaa
cali maax waxba yaan sidii johoradeed kuu jabane
janadii siidaa tahay yaan kugu jowlayane aan
kal jeensanee mark ila soo joogso.
qofkii haya waxaan ka cod sanaya inuuu ii soo
dhamayo
waxaan kaloo kaa cod sanaya sheekada hada hayso
ii sii gudbi.
Daxiis ka Gobolka Sanaag
Wacan oo wanagsan oo wanagsan mahad alleh baa is ka leh
     
Laasqoray Daawo
HANBABARO LIBAAX BAY SOO WADAA
Dalxiisaida Sanaag sidaan wada ognahayaba Somaliya waa meel aad iyo aad u qurux badan
lehna wax yaabo aad ka helayso gobal walba oo soomaliya ku yaal wuxuu leyahay wax aad markaad argto aadan ka tegi karayn kuwo
waxay leeyihiin webiyo waa waayn buuro dhaadheer iyo dhaqale lakiin qaybtood dhaqaale fiican malaha ee waxay leeyihiin dhul
fiican Sanaag waxay kamid tahay Gobaolada somalaiya ug qadiimisan waay ku fadhidaa dhul aan yarayn markaa waxay sanag leedahay
buura ad u waawayn ahana caan loona dawasha tago waxa ma mida buurahaas CALMADOW iyo DAALLO waa buuro aad iyo aad u qurux
badan markaad tagtona aad ka helayso wax walba oo illahay uu ku abuuray Daallo maantegin lakiin Calmadow waxay ledahay beero
aad u waawayan oo qudaarta lagabeero iyo weliba qaadka iyo wixii lamida hoos markaad calmadow uga sii degto waxaad ku degaysa
bada iyo Lasqoray uu leh bada ug fiican badan waqoyi waxaa ku taal laasqoray oo ay caan ku tahay warshada kalluunka oo ka
mid ahayd shantii warsahdood oo somaliya ug cansanaa welina shaqaysa oo hadala sii cus boonaysiiyey calmadow waxaa ka baxaa
qaad, saytuun ,rumaan, qashir i.w.m waxaa ka baxa calmadow oo aah buurta kowaad ee somalya ugu anfaca badan geedka dhamaska
iyo maydiga, beeyada waxaan kaa codsana inaad soodawato Sanaag Calamadow waxaa degan dad noocwalbaleh waxaan lagu soo dhawaynayaa
Sidii boqor makraa yimid ee go and see it i hope i see ypu there that is all i know about Sanaag.
gabaygan waxaa tiriyey alla ha u naxariistee marxuum cali maax oo ahaa nin mashriq iyo
maqrib laga yaqaanay wadanka somalia guud ahaan waa ninka ay dhex martay sheekadii jacaylka ahayd ee la magac baxday Cawrla
iyo Cali maax.gabaygan wuxuu kaga hadalaya kaluunka iyo faaidadiisa.
waxaan ka helay web page kale aad baana u jeclaystey
una dooney inaan idinla qaybsado.
Marxuumka alaha naxariis haka waraabshee wuxuu yidhi:
Kalluunkeenu waa sacoobaanka
iyo,soddon kun jaade Seerseer macaanow Tebediinku waa, ugu sarreeyaaye Oo sallalaahu Nebigii ayaa, seef ku gowracaye
Saxal iyo abaar kuma kacdiyo, sama kaliileede Ma saanyado col duulaa hadduu, sarida kuu deexan Saxar cuduri
saymaha adduun, abid ma saysaansho
Ninkiise saansaanyaha yaqaan iyo badaha saamkooda Oo subaxdii horeetaba kacoo,
seebka taranteersha Waa sahay daleelaha u taal, saacad dabadeede
Nin saboola iyo maalqabeen baa,sadho dhextaallaaye
Waxse loo simay waa kalluun, sebi un baa mooge Waxa uu nafaqo siinayaa, jiidh solmoo tegaye
Badda Saylac Saaxiyo
Berbera, tan iyo Seyhaaba Waxa sare iyo hoos ku jira, waa sareedada'e Soomaali baan garan intay, silic ku noolayde.
beer qaboojiye.
waxaan ka cosdanaya aqol kii haya sheekadii dhex markay Cali maax iyo Cawrala in uu eegu
soo diro email is aan u uriyo
waxaa k amid ahaa gabaydii sidan ahaa
casarkii hadan saarcusbaleh kugu cashaysiiyo
oo dhiil aan culay aano kugu siiyo
oo waa cafimaad rage cagaha kuu duugo
asaadan caloosha igu hayn caliyoow yeelkaaye
kii walsheed soo dirtayan ay ku halay sidan iyadoo walsheed la hadlaysa Cawrala
Cawrala Bareey cali garad calan lagu saarey
cawadad eedaye aada been cawaan sadaye ...
soo dhamay tira taariikhdii iyo gabayadaba ana waa soo radinayaaye.
My E-mail badhan6@hotmail.com
halak ak fiiri website ka reer sanaag www.sanaagnet.com |