|
Hadaba Maxaa Loo bartaa Taariikhda?
Hadaan niri Tiiriikhada waa wax la soo dhaafay lamana badal karo maxaa lo bartaa. waxaa loo bartaa qaldaadkii dhacay
si dadku ugu cimila qaato haday xumaaye aad hadhowto u ogato inay xumaayeen. oo aad tirahdo waxaasi waa wixii xumaa hadan
daba galana waxay i gayanaysaa wada xun.
Tusaale:
Waxaa aduunka ka dhacay Laba dagaal oo kal ahaa (Dagaal kii Koowaad ee adoonka Iyo Dagaal kii labaad
ee Aduunka )
labadaa dagaal waxaa aad loogu bartaa Taariikhda aduunka maxaa yeelay waa laabada dagaal ee ugu xumaa
aduunka intii binaadanku wax qorayeen waxan akhriyayeen. waxaan loobara dadka si aanay hadhow u samayan qald kaas oo kale
ah.
Lakiin dadku wax ma ku qaataan Taariikhi hii xun xumaa ee dhacay sida
DAgalkii Koowad kii labaad kan somalia kuli.
waa maya waxay ku qaataan ma jirto waxay sii wadaan dhibtii ku wii ka horey sameeyeen oo kale.
Hal Xiraalaha Wiigan.
Waxaad sheegtaa
(waxaan Tulida geeli qaadi karin oo Arigu qaado?)
Jawaab: Waa jabniinka
Hal Xiraalaha Wiigan.
( Wax mar kuu buuxo iyo mar kuu dhiman yahayba isku Culays ah? )
Jawaab: Waa Saacada (Saacada marka ay miri ka dhiman yahay iyo markay Buuxdaba waa isku mid )
HalXiraalaha Wiigan.
( Waxaad Sheegtaa Cadka Raga walaaleya? )
waxaa ka soo jawabay wiigan hal xidhalihiisii
Cabdi casiis macalin wana (Hunguriga)
HalXiraalaha Wiigan.
waxaad sheegtaan qofka ugu beenta badan aduunka aana la fahmin beentiisa.
waa qof dadka ku jira been sheegna badan lakiin markuu beenta sheegayo aadan fahamainin qofkas sheega?
|