|
wacan oo wanaagsan waxaad ku soo dhawaataan qaybtaan u sameeyey Taariikhda fanka iyo fanaaniinta waxaan aad iyo aad u
jecalahay ama aan isku taxalu jiraa in aan barto taariikhda fananaita Somaliyeed iyo waxay qabteen aduunka sidaan oganahayba
waxaa lagaaga jiraa safar maalin walba qof aad taqana dhimanaya markaa dadka wax ku soo kordhiyey bulushada in labarto waxay
yihiin baa fiican haday dhintaan loo ogaado waxay soo kordhiyeen markaa waxaan idin ka cod sanayaa hadaad siday doo kale u
jeceshihiin in aad taariikhda nolaysaan in aad gacan iga siisaan oo hada haysaan fanaanita taariikha hoodii aad ii soo
dirtaan si dadka oo dhani uga faaiidaystaan oo u ugaadan fanaandood iyo dadkooda taariikhdoodii iyo waxay soo sameeyeen.
wixii fariin ah halkaas iigu dhaaf wixii khalad ah oo aad ku aragtaan taarikhda fanka ii so sheega aan soo saxee.
|
Taariikh Nololeedka Ahmed Cali Cigaal |
- By: Maxamed C/laahi cali Tiriig(wiilwaal)
Ahmed Cali Cigaal wuxuu ka mid yahay fanaaninta somalidu
aad ka u cisayso taas oo keentay in aan manta barano taariikh nololeed kisii. ka akhriso halakn taariikhdiiso dhan> Taariikhda Ahmed Cali Cigaal |
|
Taariikh Nololeedka Salaad Maxamed Derbi |
- By: Maxamed C/laahi Cali Tiriig(wiilwaal)
Salaad maxamed wuxuu ahaa nin ku bilaabay fanka yaraan isagoon aabihii iyo hooyadiiba ku darin wax badan hada rabto
inaad ka ogaato halakan ka akhriso taariikh dii oo dhan Taariikhdasalaadderbi |
|
Taariikh Nololeedka Maxamed Ahmed Kuluc |
- By: Maxamed C/laahi cali Tiriig(wiilwaal)
Maxamed Ahmed Kuluc waa fanaanka ugu heesaha badan kana noola maanta fananiiti
hore Maxamed ahmed waa fanaanka somali oo dhani wada taqaan oo ay kuwa maanta qaarkoodna ku garadsadeen isagoo heesaya hada
rabto taariikhda maxamed ahmed halakan ka akhriso>TaariikhdaMaxamedAhmedKuluc |
|
Taariikh nololeedkii Xalima Nuur Fatoosh |
- By: Maxamed C/laahi cali Tiriig(wiilwaal)
Xalima waxay ku dhala tay magalada jig jiga wax ka qayb gashay hoboladii wabari ee fananata aha somaliyana
ugua magaca dheera waxay xalim ahayd gabadhii ugu horaysya ee tunta qalbka muusiga ahan fananda heesta halakan ka ka akhriso taariikhda Fatoosh |
|
Taariikh Nololeedkii Khadra Daahir Cige |
- By: Maxamed c/laahi Cali Tiriig(wiiwaal)
Khara daahir waxay biloowday fanka iyadoo dhigata iskuulka fasaladiise dhexe ee
magalda hargaysa waxay markii danbe noqotay lama celiyaan cod ilaahay siiyey iyo joog wanagsan wax badan hadad rabto
inaad ka sii ogaato Khadra halakan ka akhriso> Taariikhdakhadradaahir |
|
Taariikh nololeedka Xaliima Khaliif Magool |
- By: Maxamed c/laahi Cali Tiriig(wiilwaal)
Magool Waxay ahayd boqorada codka ee faaniinta somaliyeed gaar ahaan xaga dumarka waxay kaloo
ahayd fanaand ku heesta luuqadaha qalaad waxay ahayd fanka hooyadiis taariikhiida Xalima Khaliif magool hakana ka akhriso>TaariikhdaXalimaKhaliifMagool |
|
Taariikh Nololeedka Kansi Xaaji Aadan (Caaqaarta) |
- By: Maxamed C/laahi Cali Tiriig(wiilwaal)
Kinsi xaaji aadan waxay ka mid tahay gabadha codkooda lagu mataalo geenyada waxay bilowday fanka iyadoo
yar waxayan ka mid ahayd hoboladii waaberi waxay samaysay riwayado badan hada rabto taariikhdeeda halakan ka akhriso>TaariikhdaKinsiXaajiAadan |
|
Taariikhda Maryan Mursal |
- By: Maxamed C/laahi Cali Tiriig(wiilwaal)
Maryan waxay ka mid tahay fanaaninta aad ka u soo waday fanaka waxayna ahayd gabadha ugu saraysa gabadha
heesa maryan waxaa lagu nanaysaa boqorada fanka bariga galbeed. TaariikhdaMaryanMursal |
|
Taariikhda Fanaaninta |
- By: Maxamed C/laahi Cali Tiriig(wiilwaal)
Coming sooon |
|